Dhegeyso: Kulankii Gudoonka Golayaasha Sharci Dejinta oo Lagu Soo Gabagabeeyey Magalada baydhaba

0
57

Shirka Guddoonka Golayaasha Sharci dajinta ee Dalka oo maalmihii la soo dhaafay ka socday Magaalada Baydhabo ayaa la soo gabagabeeyay.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay guddoonka golaha shacabka iyo guddoomiyeyaasha baarlamaanada maamul goboleedyada dalka.

Shirkaan ayaa waxaa shir guddooninayaayay intii u socday Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Shirkaan Baydhabo lagu soo gabagabeeyay ayaa ah Shirkii ugu horeeyay ee noociisa ay isugu yimaadaan Gudoonka Golaha Shacabka iyo Gudoomiyayaasha Barlamaanada dowlad Goboledyada dalka ka jira.

Kulan Baydhabo

Halkan hose uga dhegeyso mobilkada

Kulan Baydhabo Mobil