Dhegeyso: Madaxweynihii Hore Cabdiqaasin Salaad oo ugu Baaqey Mucaaradka Iney Ka Shaqeeyan Nabada

0
41

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa sheegay in ay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo si wadajir horumarinta dalka .

Waxaa uu sheegay in dadka Mucaaradka ah looga baahan yahay in ay soo bandhiggaan qaladaadka dowladda oo kaliya, islamarkaana aan loo baaheyn Mucaarad wax duminaaya.

Cabdiqaasim ayaa sidoo kale tilmaamay in aa maanta loo baahneyn Mucaarad doonaya in ay dowladda riddaan.

Cabdi qaasin Salaad

Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada

Cabdi qaasin Salaad Mobil