Daawo: Wakiilka Maamulka Koonfur Galbeed u Fadhiya Uk iyo Yurub oo La Kulmey Jaalida k/galbeed ee Sacuudiga

0
30

Wakilka maamulka koonfur galbeed ee Uk iyo Yurub Cali Cabdi Baab oo booqasho ku jooga dalka sacuudiga ayaa maalintii shaley waxaa uu kulan la qaatey jaaliyada konfur galbeed ee ku dhaqan dalka sacuudi arabiya kulankaasi oo looga hadley xaalada guud ee ay ku sugan yihiin reer koonfur galbeed iyo weliba ruuxii diley Cabaas siraaji oo weli aan la marsiin sharciga.