Daawo Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud “Aadan Siiro ” oo Ka Hadlaya Saldhiga Ay Imaaraadka Rabto Iney Ka sameysato Berbera

0
47

Sheekh Aadan Xaji Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) oo kamid ah Culimada waa weyn ee Somaliland ayaa waxaa uu si weyn uga hadley Saldhiga Ciidan ee Dawladda Imaraadku ka doonayso in laga siiyo Magaalada Berbera.

Sheekh Xsan ayaa siyaasiyiinta maamulka somaliland ugu baaqey in ay ka foojignaadaan bixinta hantida shacabka ayagoo wax dan ah loogu qaban umadana ay noqdaan umad wada tashada.