Dhegeyso:Culumaa’udiinka Somaliyeed oo Mar Kale Ku Baaqey In La Joojiyo Dagaalada ka Socda Magalada gaalkacyo

0
34

Qaar ka mid ah Culima’udiinka Soomaaliyeed oo Warbaahinta kula hadlay magalada muqdisho ayaa sheegay in ay ka xun yihiin dagaalka weli ka sii soconayo Magalaada Gaalkacyo.

Waxa ay tilmaameen in maamulada puntland iyo galmudug ay qaataan qaataan Baaqa kasoo baxay Madaxda Dowladda iyo Culima’udiinka Soomaaliyeed iyo weliba qaar ka mid ah waxgaradka kasoo jeeda labada maamul goboleed.

culumada-somaliyeed

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

culumada-somaliyeed-mobil