Dhegeyso:Qaar Ka Tirsan Odeyaasha Koonfur Galbeed oo Dhaliiley Qaabka Shariif Xasan u Wado Doorashooyinka

0
43

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee deegaanada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in si qalad ah loo maamulayo soo xulista Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka.

Hadaladoodana waxaa ka mid ahaa.

odayaal-konfur-galbeed

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

odayaal-konfur-galbeed-mobil