Aqriso:Wasaarada Arimaha Gudaha ee Dowlada Federaalka oo Maanta Soo Bandhigey Jadwalka uu Ku Socon Doono Shirka Hir-Shabeele

0
161

Wasaarada Arrimaha Gudaha dowlada federaalka Somalia ayaa maanta soo bandhigtay Jadwalka Dhismaha Maamulka Hir-shabeelle ee haatan ku dhaw heer gabo-gabo ah.

jadwalka_shirka_jowhar