Tacsi:Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuuun

0
106

Inaa lilaahi wa inaa I leehim Rajucuun UGaas Mahamed Ali Xussein iyo Xaaskiisa,  Garrad Xussein Ali Xussein, Xasan Ali Xussein iyo Xaskiisa,  Abdirahman Ali Xussein iyo Xasskiisa,  Habiiba Ali Xussein,  faduma Ali Xussein,  Caasha Ali Xussein, Mahamed Xasan Ali(Goolo iyo Xaaskisa, Mahamed Cali iyo Xaaskiis, Aadan Cali (Aadan borrow), Cabdi Abdullahi Xassan,  Bashiir Abdullahi, Abdirahman Abdullahi iyo Xaskiisa Ruqiya Abdullallahi iyo Fartun Abdullahi

Dhamaantood waxaa ay tacasi tiiraanyo leh u dirayaan Reerkii iyo eheladii uu ka alaha u naxariistee tifow xussein oo ku geriyoday Magalada (Luuq Ganane) ilahay simir iyo iiman hakasiyo (AAMIIN) isagana qabrigiisa wasac Ala ha uga dhigo Amiin Amiin.