Aqriso:Qoraal Kasoo Baxay Xafiiska Maamul Goboleedka Puntland oo Ay Ku Sheegayaan In dagaalkii Shaley Ay Ka Qeyb Qaateen Ciidamada Dowlada Federalka

0
166

Warmurtiyeed kasoo baxay maamul goboleedka Puntland ayaa looga hadlay dagaaladii shalay Gelinkii dambe ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug wexeyna sheegeen in dagaalkaasi ay ka qeyb qaateen ciidamada nabadsugida dowlada fedeaalka .

war-murtiyeed-punt