Dhegeyso Madaxweynaha oo Xildhibaanada u Sheegey Hadey Tashan Waayaan In Loo Talin Doono

1
26

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay kooxaha kasoo hor jeeda heshiiskii ay wada gareen dowladda Soomaaliya iyo maamulada dalka ka jira.

Madaxaaweynaha ayaa sidoo kale sheegey in la iska daayo caatifada sheegeysa in dalka ay faraha kula jiraan dowladaha shisheeye isagoo intaasi ku darey haday hada wax qabsan waayaan in loo talin doono hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Xasan sheekh maxamuud

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xasan sheekh maxamuud Mobil

1 COMMENT

  1. Xassan Shekh horayna waxba uma soo qabanin haddana lagaama sugaayo ee dadka ka horleexo please. Ilaahey qofkii badbaadin lahaa dalka ha u keeno ee iska seexo adiga

Comments are closed.