Dhegeyso Wasiirka Arimaha Gudaha oo Kulan La Qaatey Odayaasha ka Qeyb Galaya Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe

0
31

Wasiirka arimaha gudaha dowladda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa la kulmay Odayaasha dhaqanka ee ka qeyb galaya shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Wasiir Odawaa ayaa sheegay in wali dowladdu wado dadaalo ku aadan sidii shirka u guuleysan lahaa, waxaana uu xusay tan iyo intii uu ka maqnaa Jowhar uu wada hadalo la lahaa Odayaasha reer Hiiraan ee wali aan ku qanacsaneyn shirka.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Wasiirka Arimaha Gudaha

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Wasiirka Arimaha Gudaha Mobil