Daawo Xubno Ka Tirsan Maamulka Shariif Sakiin oo Ku Faraxsan Ihaanada Maamulka Jubba uu U Geystey Qowmiyada Digil iyo Mirifle

8
39

Xubno ka tirsan maamulka Shariif Xasan oo soo dhaweeyey ihaanada maamulka jubba uu u geystey qowmiyada digil iyo mirifle ee ku dhaqan gobolada l;oogu yeero jubooyinka kadib kolkii  horjoogaha maamulka Jubba Axmed Madoobe uu ku dhawaaqey golihiisa wasaarida kaasoo ay beelaha digil iyo mirifle uu ka siiyey 8% tirada guud taasi oo u dhiganta laba xubnood.

8 COMMENTS

  1. Ilaah ayaan idinku dhaariye bal fiiriya nimankan meesha lasoo fariistay wax laga yaqyaqsoodo oo ah iney ku amaanaan bahdilka lagula kacay meel weynta D/M ee jubboyinka. maka fileysaan kheyr dadka meesha kamuuqo oo sheganaayo ine yihiin D/M Ilaahow dad na badbaadiyo noo sahal Xasbubiyallah wa nicmal kariim.

  2. waxan layaabanahay qabilka hubee asaga meshuu katirsanyahay ila iminka lama yaqaan markaas ayuu mesha isku soo cam caminaa bal marka hore meshuu jiro hanaloo sheego digillna ma ahab miriflana ma ahan waxa sheegaya midaas abtirkiisa ee waxa ka dhacay kismayo wa dulmi lkn wa wax lasugaayay waxaa yaab leh mamulka sakiin maxa kagalay mesha waxa kasocdo ma asagaa madaxweyne ka eh wa maya

  3. D/mirifloow adinkaa meel xun is dhigey maanta halmeel hadaad kasoo wada jeesan laheydeen dhibkaan ma dhaceen maalin kasta waxa ladulmo waa d/m dhulkiina sharwade sakiin oo aan dad iyo dal udamqaneyn ayaad siiseen siduu rabuuna kayeeshey mooryaan ayuu dalkiina udhiibey keliya dantiisa midaan aheyn mafiirsado dm kaca sakiin iyo mooryaantiisa iska xoreeya dad iska dhiga kaca ninkaan dadka duleysan ayuu ka mid yahey isagana kilinka 5aad haloo musaafuriyo

  4. horta qadiyada fahma digil iyo mirifle wa dad degan kulanshay ee ma ahab dad wada dhashay ee abtrikooda dib haloo raaco iyagaanva ahryd qowmiyad iskeeda u jirta sida darteeda ma ahan dad midoobi kara wa taan tusaale ukeenay huber alu yabur samale hiil abroone ma digil abtirkiisa wa maya jwbta

  5. cumar ben bad sheegtey ee ha u gafin d iyo mirifle waa dad walaala ah oo wada dhashay kuna abtirsada hal meel runti waxad ku hadashey hadalada dadka moriyanta ah ee raba iney somalida kala ququbaan..

  6. xasan wll hadaan been sheegay bal u abtiri qabiilka hubeer waxadna ii sheegta xirirka ka dhaxeeya asaga iyo qabaa ilka kale waxan ognahay in shan caleemood aysan qabiil aheyn ee xaqiiqda haka cararin wll mahadsanid

Comments are closed.