Dhegeyso:Ahlusunada Gobolada Dhexe oo Sheegeytey Iney Ayaga Soo Xuli Doonaan Xildhibaanada Deeganada Ay Maamusho

0
67

Maamulka ahlusuna ee gobolada dhexe ayaa maanta waxaa ay war ka soo saareen Doorashada la filayo in Soomaaliya ay ka dhacdo dabayaaqada Sanadkaan marka la gaaro Bisha september.

Ahlusnna ayaa sheegtay in Xildhibaanada laga soo xulayo Degaanada ay Maamusho ay ayagu soo xuli doonaan islamarkaana aysan jirin Cid kale oo soo xuli karta Xildhibaanada ka imaan doona Degmooyin ay ka mid yihiin Guriceel iyo Dhuusamareeb.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Ahlusunna-oo-ka-hadashey-xildhibanada-2016

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Ahlusunna oo ka hadashey xildhibanada 2016 Mobil