Dhegeyso Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xilkii Ka Qaadey Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ceydiid Ilka Xanaf

0
26

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xilka ka qaaday gudoomiyaha Maxkamadda sare Caydiid Cabdullaahi ilka-Xanaf.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo warbaahinta kula hadlay muqdisho ayaa sheegay in xilka laga qaaday gudoomiyaha maxkamadda sare dalka waxuna Madaxweynuhu xilkaas u magacabay Dr. Ibraahim Iidle Suleymaan.

La taliyaha madaxweynaha dhinaca Sharciga Cumar Maxamed Cabdule ayaa warbaahinta u aqriyey wareegta xilka looga qaaday gudoomiye Ilka Xanaf.

Caydiid Ilka Xanaf

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Ceydiid Ilka xanaf oo Xilkii Laga Qaadey Mobil