Daawo Dabkii Ka Kacay Magalada Fort McMurray ee Gobolka Alberta oo Weli La Damin La Yahay

0
39

Dab aad u weyn isla markaana geystey qasaarooyin aad u badan ayaa maalmo ka hor waxaa uu ka dhacay magalada Fort McMurray ee gobolka alberta  dabkani ayaa la sheegey inuu yahay dakii ugu xooga weynaa ee ebed ka dhacay gobolka alberta ee dalka canada,.

Bal nala daawada Aljazeera oo clip kasoo duubtey