Dhegeyso:Taliyaha Ciidanka Bolisska Magalada Beledweyne oo Sheegey In Amni Darada Ka Jirta Degmada Ay Ugu Horeeyaan Ciidanka Dowlada

0
34

Taliyaha Ciidanka Booliska Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Cali Dhuux Cali Mahad oo warbaahinta kula hadlay Magaalada ayaa sheegay in Falalka Amni daro ee ka dhaca Magaalada ay qeyb ka yihiin Ciidamada Qalabka sida ee Beledweyne ku sugan.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Taliyaha Ciidanka Boliiska baladweyne

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Taliyaha Ciidanka Boliiska baladweyne Mobil