Dhegeyso:GUdoomiye Ku Xigeenka Degmada Marka ee Maamulka Shariif Xasan oo Sheegey In Maamulkooda Degmada Ka Shaqeyn Karin

1
25

Gudoomiye kuxigeenka Amniga ee Mamulka degmada Marka ee Gobolka Shableha Hoose C/kariin xusen dhere oo warbaahinta la hadley ayaa sheegay in maamulkooda uusan ka shaqeyneyn degmada marka kolkiii ay isku deyeen iney tagaana xabad looga soo saarey.

Gudoomiye ku xigeenka hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.

Gudomiye ku xigeenka Degmada Marka

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudomiye kuxigeenka Degmada Marka Mobil

1 COMMENT

  1. Asc waxaan la yaabey maamulka isku sheegayow koonfur galbeet oo aan xitaa abood u laheyn in uu tago leego iskaba daayee marka maamulkan wuxuu ku egyahay buurhakaba waa wax lala yaabo

Comments are closed.