Dhegeyso:Culumaaudiinka Somaliyeed oo Xukuumada Ugu Baaqey In Maxkamada La Hor Keeno Kooxihii Caruurta Iyo Ayeeyadood Ku GUbey Deegano Ka Tirsan Degmada Marka

0
27

Kulan aad u balaaran oo ay isugu yimaadeen Culumaa’udiin Soomaaliyeed , waxgarad iyo Masuuliyiin ka tirsan dowladda ayaa waxa ay si faah faahsan uga hadleen dhibaatooyin maalmihii u dambeeyay ka dhacay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose..

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa dowladda Soomaaliya ka dalbaday in Cadaaladda la horkeeno shaqsiyaadkii ka dambeeyay falkaas.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

sheekh Nuur Baaruud

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

sheekh nuur Baaruud Mobil