daafeet.com
Dhegeyso:GUdoomiye Ku Xigeenka Degmada Marka ee Maamulka Shariif Xasan oo Sheegey In Maamulkooda Degmada Ka Shaqeyn Karin
Gudoomiye kuxigeenka Amniga ee Mamulka degmada Marka ee Gobolka Shableha Hoose C/kariin xusen dhere oo warbaahinta la hadley ayaa sheegay in maamulkooda uusan ka shaqeyneyn degmada marka kolkiii ay…