Shacabka Degmada Afgooye oo Buundadii Ay Dhisteen Isbaaro Loo Dul Dhigtey

3
80

Warar ka imaanaya degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa ay ku waramayaan in xaley in mudo ka badan laba saacadood ay ciidanka boliiska degmada u diideen iney shacabka maraan buuda yareyda si ay u gaaraan xaafadahooda.

Talaabadan ayaa timid kadib kolkii qurba joogta kasoo jeeda degmada afgooye ay dib u dhis ku sameeyeen buundo yareyda magalada oo halbowle u ahka gudubka labada dacal ee magalada.

Talaabadan ay ciidanka boliiiska ku xirteen ayaa la tilmaamayaa iney tahay mid ay qaab isbaaro u dhigteen halkaas, Goobjooge ku sugnaa goobta ayaa inoo xaqiijiyey in ciidamadaasi ay jirdil u geysteen qaar ka mid ah dadkii shacabka ahaa oo ay ku xayireen goobta ayagoo markii dambana goobta ay soo gaareen gudoomiyaha degmada iyo taliyaha booliska kuwaasoo ugu dambey maleeshiyadii ciidamada boliska ku qanciyey iney dadka shacabka ah iney u furaan buundada.

Si kastoo loo dhigaba talaabadan ayaa wexey imaneynsaa iyadoo guud ahaan dadka ku nool gobolka shabeelaha hoose gaar ahaan degmada afgooye ay la dalaal dacayaan amni daro iyo isbaarooyin lagu dhoco habeen iyo maalin dadka shacabka ah kuwaas oo ay dhigtaan ciidamada xooga dalka somaliyeed ee qaab beeleedka u abaabulan.

3 COMMENTS

  1. ASC war reerkan Afgooye daga amaba kuwakan gobolka shabeelaha hoose degaan ahaan ka soo jeeda xagee bey la yihiin. War dadyahoow maxaad ka dhiseesaan buudo yar iyo mid weynba hadeydaan cirdigiina difaacan karin oo hablihiina, beerihiina,guryahiina difaacan karin. Maatada iskaba daayee. Waaryaadahe isaga guura gobolka amaba dalkoo dhan hadeydaan damiir laheyn dee.

  2. waa wadan iska kowboy ah bundada leyska xiranayaa ,biyahaa leyska xiranayaa..ciidan beeleedkan sheeganaya dowlada runtii waa in hal meel looga soo wada jeestaa lalana dagaalamaa ,guusha waxa laahan doona shacabkan dhibatada ku raagtey ee sh/hoose

  3. DADKAN AFGOOYE DAGAN WAA DAD AAN KU HABOONAYN IN AY ADUUNKA KU NOOLAADAAN MARKAA IN LA CIDHIBTIRO WAAYE
    WAA DAD AAN ISU AARIN, HIILIN, ISCAAWIN WANAAG IYO SHARBA MARKAA ILLAAHBAA CIDHIBTIRKOODA SOO SAARAY EE UGU DUCEEYA SIDII DHAMAAN AFGOOYE WANLAWEYN IYO INTA KALE LOO CIDHIB TIRI LAHAA
    DHULKA ISKAGA GUURA OO TAFIIRTA MEELKALE GEEYA.
    HADII KALE ADOONSI CAJIIBA AYAA IDIIN SOO SOCDA WAA DIGNIIN AAN IDIIN SOO QORAYO SANADII 2000 AYAAN QORAY SIDII HAWIYE LOO NABADAYN LAHAA WAANA SUURA GASHAY SIDII LOO NABADAYN LAHAA OO MARKII CADOW KA WAYNI FUULAY EE WASAY WAY MIYIRSADEEN OO DHEXDOODA WAY HESHIIYEEN MARKAA AFGOOYE WAXAY U BAAHAN TAHAY IN SI FIICAN RAGA LOO WASO DUMARKANA DALKA LAGA DHOOFIYO OO SACUUDIGA LAGA IIBIYO IYO ETHIOPIA OO HADA BILOWDAY DHULBEEREED AY DAD U QODA RAADINAYSO MARKAA WAXAAN U SHEEGAYAA BEELAHA HAWIYE GAAR AHAAN HABARGIDIR DHULBAAD HELEYSAAN XOR AH EE 2016 MADAXWEYNUHU WAA IN UU HABARGIDIR NOQDAA HADII KALE IDINKAA LA IDINKA RARI AFGOOYE.

Comments are closed.