Daawo Jaaliyada Gobolka Shabeelaha Hoose ee Sacuudiga oo Runta u Sheegey Xukuumada iyo Kuewa Dhibta Ku Haya Gobolka Shabelaha Hoose

1
53

Kulan aad u balaaran oo ay iskugu yamaadeen culumaa’udiinka iyo waxgaradka kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ayaa lagu qabtey magalada jiddah ee dalka sacuudiga kulankaas ayaa waxaa diirada lagu saarey dhibaatooyinka dhamaadka laheyn ee ka taagan gobolka shabeelaha hoose.

Waakan ee nala daawada hadaladii laga soo jeediyey goobta.

1 COMMENT

  1. ASC DHAMAAN SHACABKA REER AFGOOYE MEEL KASTA AY JOOGAAN ,WAXAAN RABAA IN AAN IDIN SHEEGO XAQIIQDA DHIBKA KA DHACAY AFGOOYE EE LAGU GUBAY HANTIDA GANACSATADA AFGOOYE OO LAGU EEDEEYEY GUDOOMIYE CABDIQANI YUSUF AXMED BOOLIMOOG AY TAHAY BEEN ABUUR CAD WAXAA ARINTAAS KA DAMBEEYEY QEYB KA MID LAAMAHA AMNIGA EE JOOGA AFGOOYE IYO XOGHAYAHA DOWLADA HOOSE AYAGOO RABA IN AY IS TUSAAN BEESHA GELEDI IYO HABARGEDIR ,QOF KASTA OO DAREEN LEH WUU FAHMI KARAA DEGMO GEESAHEEDA CIIDAN FADHIYO AYAA LA LEEYAHAY WAXAA WAX HALEEYEY CABDIQANI WAA YAABE MA DAYAARAD AYAA SOO GELISAY BELEDKA CABDIQANI AMA WAA DHUURO AAWEY LAAMAHA AMNIGA XAGEEY JIREEN MARKAN CABDIQANI UU SOO GALAAYEY UUNA SAMEEYEY FALKAAS, WAXAAN HABARGEDIR UU SHEEGAA TAN WAA DAGAALKII AFAR BILOODLAHA OO KALE INTA U TUUR INTANA U TUUR EE HALA FAKIRO

Comments are closed.