War Deg Deg Ah Degmada Afgooye oo Caawa Holceysa

0
36

Warar aan kol dhaweyd ka helney degmada afgooye ayaa sheegaya in halkaasi caawa uu ka dhacay dab aad u weyn kaasoo aan la ogeyn sababta dhalisey dabkaas.

Dabkaas ayaa la sheegey inuu qabsadey baqaaro iyo dukaamo aad u waaweyn oo ku yaala magalada.

Wixii soo kordhaa dib ayaan idinkga soo sheegi doonaa.