Daawo Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Maanta Xukun Dil Ah Ku Fulisey Ragii Diley Ex Wariye Hindiya Xaaji

0
52

Maxkamada ciidanka qalabka sida ee xukuumada federaalka somaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisey ragii ka dambeeyey dilkii Ex Wariye HIndiya Xaajioo lagu diley magalada muqdisho.

Waatan ee nala daawada sidey maanta wax u dheceen.