Dhegeyso:- Maamulka Puntland oo Eedeymo Usoo Jeediyey Dowlada Federaalka

0
31

puntlandWasiirka Amniga ee Maamulka Puntland Cabdi Xirsi Qarjab shir jaraaid oo uu maanta qabtey kaga hadley duulaanka ay alshabab kusoo qaadey qaar ka mid ah deegaana puntland wuxuuna sheegey iney difaaci doonaan deegaanadooda.

Wasiirka ayaa sheegay in looga baahan yahay in ay dadweynuhu is dajiyaan, wuxuuna eedeyn u jeediyey Wasiirku dawladda Faderaalka iyo dhinacyo uusan magacaabin oo ku sugan dhinaca Koonfurta ee Soomaaliya.

Mamulka Puntland

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Mamulka Puntland Mobil