Dhegeyso:-Shacab Xaley Si Gardaro Ah Loogu xasuuqey Degmada Marka

0
44

MarkaCiidamo ay hogaaminayaan Yusuf Cagey iyo C/llahi Hurdaayo ayaa habeenkii xaley xasuuq ka geystey degmada marka ee gobolka shabeelah hoose ayadoo sida la sheegey dadna ay kala bexeen masjidka degmada qaarna ay ka kaxeysteen meelo ay fadhiyeen.

Dhacdadaas oo uu ka hadley Gudoomiyihii hore ee degmada Marka Maxamed Cismaan Yariisow ayaa waxaa uu sheegey in nimankaas hor kacayey maleeshiyo beeleedyada ay dhib ba,an ka geysteen degmada ilaa iyo hadana ay maqan yihiin 11 ruux.

Hadaladii Yariisowna waxaa ka mid ahaa.

Gudoomiye Yariisow

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudoomiye Yariisow Mobil