Dhageyso Golaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka oo Soo Saarey Dhowr Qodob oo Ay Xil u Arkeen In Amniga Dalka Lagu soo Celin Karo

0
30

baarlamaankaBaarlamaanka dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa go’aano adag ka soo saaray kadib kolkii ay wareysiyo kala duwan la yeesheen reysulwasaaraha xukuumada federaalka iyo xubnaha amaanka dalka Xaalada amaan ee Dalka iyo kulamadii ugu dambeeyay ee amniga loogu hadlaayay ee lagu qabtay Muqdisho

Ku simaha Gudomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ahna Gudoomiye ku Xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad oo Warbaahinta u aqriyay qaraarka ka soo baxay Baarlamaanka hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.

Mahad Cawad

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Mahad Cawad Mobil