Dhegeyso:-Degmada Baraawe oo Ay Hooyo iyo Wiilkeeda Baahi Ugu Dhinteen

0
43

baraweGudoomiyaha Degmada Baraawe ee Maamulka Gobolka Sh/Hoose Xuseen Maxamed Barre Jeex oo Wareysi siiyay warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in loo gurmado dadka ku dhibaateysay degmada Baraawe.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Hooyo iyo Wiilkeeda ay u geeriyoodeen macluu daran oo soo wajahday iyo xaalad xumo oo dhanka noloshooda ah.

Hadaladiisana waxa aka mid ahaa.

degmada barawe

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

degmada barawe mobil