Ogeysiis Dhamaan Jaalilyada Somaaliyeed ee Ku Nool Gobolka Manisota

0
60

Eagart Foundation finalEgard Foundation waxaa ay ugu baaqeysaa dhamaan jaaliyada somaliyed ee ku nool gobolka manisota in ay kasoo qeyb galaan sannad guuridii seddexaad ee Egard Foundation oo lagu qaban doono adreeska shaashada hoos ku qoran.

Eagart Foundation final