Dhegeyso:-Xukuumada oo Ka Hadashey Sababta keentey In Somaliland iyo Puntland ay Ugu Xubno Banaadaan Aqalka Sare

0
101

mareyeWar murtiyeed kasoo baxay xafiiska dowlada federaalka ayaa waxaa lagu sharaxay sababta keentey in somaliland iyo puntland ay kaga xubno badanaadaan aqalka sare maamul goboleedta hada curanaya.

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Max’ed Cabdi Xayir Maareeye oo ka hadley arintaas hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.

xukumada oo ka hadashey qeysiga aqalka sare

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

xukumada oo ka hadashey qeysiga aqalka sare mobil