Dhegeyso:Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dardaaran Culus Usoo Jeediyey Hogamiyeyaasha Maamul Goboleedyada

0
22

xasan shMadaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa madaxda ka qeyb galeysa shir ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose,kula dardaarmay iney fikiraan,islamarkaana shirka hada socda laga soo saaro wax wacquul ah oo u cuntamaya shacabka Soomaaliyeed kagana bixi karaan marxalada siyaasadeed ee hada lagu jiro.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

Xasan Sheekh

Halklan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xasan Sheekh Mobil