Dhegeyso:-Gudoomiyaha Degmada Afgooye oo Ka Hadley Waxuushnimada Ciidamo Beeleedyada Xiran Dareyska Dowlada Kula Dhaqmaan Shacabka Degmada Afgooye

0
35

gudomiyaha degmada afgooyeAfgooye Maamulka Degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose C/qani Yuusuf Axmed oo la hadley warbaahinta ayaa Sheegtey in Ciidamada Jooga degmadaas ay dhibaateyaan Dadka Shacabka ah isla markaana ay u dhigtaan Isbaarooyinka.

Gudoomiyaha ayaa sheegey in maamulkiisa uu ka shaqeyn waayey laamama amaanta ee ku sugan degmada afgooye asagoo xusey in tacdiyaad badan ay ka geystaan degmada isla markaana loo baahan yahay in sida uga dhaqsiyaha badan wax looga qabto.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa:-

Gudomiyaha Degmada Afgooye

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudomiyaha Degmada Afgooye Mobil