Tacsi:Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
27

tacsi-1Dhamaan reer Suldaan Ibraahin Caliyo Ibrow waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey alah u naxariistee Suxufi Axmed Xasan Cowke oo saaka aroortii hore ku geeryoodey magalada jigjiga.

Waxaa ayna leeyihiin samir iyo iimaan ilaahey ha inaga siiyo janadaii fardowzana ilaahey haka waraabiyo Amiin Amiin.