Dhegayso..Faahfaahin dheeri ah oo laga helayo kulankii Muqdisho

1
36

gaas

 

 

 

 

 

Wararka ka imaanaya caawa magaalada Muqdisho ayaa waxay ku waramayaan in kulamo goos goos ahi caawa u socdaan qaar ka mid ah madaxdii maanta ka baxay shirka iyo safiirada Dowladaha daneeya Soomaaliya

Unknown Album

1 COMMENT

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Wax natiijo ah waxtar u leh dalka iyo dadka kama soo baxayaan shirarka tirada badan sababtuna waa cadaalad darada ay ku haayaan caalamka koonfurta somaaliya tusaale waxaa idin ah gumaadka lagu haayo beesha Duube Digil ayna geysanaayaan Hawiye iyo Burundi maxay ugu hadli la yihiin kuwa daneeya mandhigadda bariga Afrika .

Comments are closed.