Dhegayso..Dalxa”Gobolka Shabeelaha hoose weli ma xuroobin oo waa la gumaystaa”

2
29

dalxa

 

 

 

 

 

Xildhibaan Maxamed cumar Ayaa waxa uu maanta ka dhawaajiyay markii ugu horeysay in gobolka Shabeelaha hoose uusan weli ka xoroobin gumaystayaasha reer Yurub iyo kuwii Soomaalida ahaa ee ka danbeeyay.

Halkan Riix si aad u dhegaysato

2 COMMENTS

  1. Prof.Dalha wuu ku mahadsan yahay sida taariikhda uga sheekeeye gobolka Sh. Hoose, laakin saddex arin ayuu iloobey.
    1. 1974 dadwladii kacaanka beeraha ay ka dhigtey (Nationalisation) Refers to the process of a government taking control of a company or industry, which can occur for a variety of reasons) ama qarameen arintaas oo dhib weyn ummada kala kulantey. Ka dibna berahaas noqdeenkuwo aad hoos ugu dhacay wax soo saarkii.

    2. Tan labaad waa 1980 beero badan ayaa lagu dhacey magac dowlad, awood iyo dahc loo geystey beeralayd.

    3. Tan saddexaad oo ah nimanka soo duuley oo ayagan wixii harey cagta mariyey ilaa iyo maanta la xalin la’ yahay.

    Allow sahal arimaha.

  2. prof/dalxa aad bad ugu mahadsan tahay sida aad ugu hadashey dhabta ka jirta gobolka sh/hoose..runtii waa wax laga xumaado inuu dhibkan si socdo oo aan weli la helin dowlad iyo cid wax ka qabata…

Comments are closed.