Daawo Ex Xildhibaan Caasha Axmed oo Weerar Afka Ah Ku Qaadey Sharif Xasan eedeemo Badana usoo jeedisey

4
142

caasha axmedEx xildhibaan Casha Axmed cabdalla ayaa kulan ay kala qeyb galeysey beesha majeerteen weerar afka ah ku qaadey Shariif Xasan Sheekh Adan ayadoo ku eedeysey waxyaalo badan sahriif xasan ee bal nala daawada.

4 COMMENTS

  1. Naagtaan iska cataatakeyso Pudlanda makey qarashku ku bixineysey iney KG6 ay kala gooyso adigo Caasha ah ayaa uGu horeeyey laaluushka Shariifka siin jirey oo dhabtiisa ku jiifi jirtey. Markaad hubsatey inaad 3dii ka jartey ood Daarood u jartey ayaad doqonimadiisa sheegeysaa adigoo u dan leh inaad 15 xildhibaan u ololeynaayo mar kale filimkaas riya maalmeelka meel iska dhig. D & M laha Pudlanda degan oo malaayiinka ah xaqooda Pudland ha siiso oo ay canshuurta ka guraneyso 3 demo kaaley adiga soo tira koob dadka aad sheegeysid oo jooga waaba hadey jiro. Shariifka ma handadi kartid Pudland ayuu madaxeeda mijo u rogayaa hadaad nac nacda deyn weysaan. 54 Xildgibaad Daarood ah ayaa Boobland ku jira oo la kala direy hadaad cadaalad taqaaniin Tuugo is baheysatey ayaa tihiin. Khaatumo fadhiga ha ka kacaan waan idin garab taaganahay.

  2. Caasho waa qabiiliise waxaana madaxmartay caadhifad cad hana dhegeysanina waa habar asaasiqday waxayna wax uraadineysaa qaxootigii ethiopa oo ONLF ah raba inay isku kaaya dexqariyaan hadda hadhowna gaadaya
    fursad aysomalia iyo wadmada deriska ah qoorta isu geliyaan, habartu masheegin D&Mha iska leh jubbooyinka iyo gedo oo shanta soomaaliyeed ku soo dhoweeyey xaqa ay u leeyihiin in talada dhulkooda looga dambeeyo
    jabhadaha iyo qaxootiga ethiopiana way udoodeysaa waxaayna isku sheegeysaa habarta daalimadda ahi inay somali isu keeni rabto ,
    baarlamanka cajuusadaasi iyo waxa usacbinaya Ku jiraan waa baarlamaan baas dheh

  3. Daafeet.com:-caasho waa habar caadhifidi hayso eex cadna lahortimid iyo dulmi umadeed baarlamanka hortiisa maxaa yeelay ma sheegeyso habartu in dalkooda iyo taldooda looga dambeeyo sida maamullada kale D&Mha iska leh ee degan jubbooyinka iyo gedo shanta somaliyeedna Ku soo dhoweeyey waxayna habartu udoodeysaa qaxootigii iyo jabhadihii OLNF iyo NFD iyo argagixisadii uu xasan turki Ku beeray ayaay Ku sheegeysaa muwaadiniin ee marnaba sooma ayan hdal qaadin dadkii xaqa ehelka u ahaa ,,,,,,,,,,,waxaan ka xumaha in baarlamanka sharafta leh hortiisa lala yimaado iyadoo aan baarlamanka sharafta lihi ka sugeyno caddaalad iyo qoolkii rasuulkeena suubbanaa scw ee ayaa:—((fa,acdhi kullu dii xaqin xaqahu)).
    nas alullaahul cafwu wal caafiya,,,,,

  4. You are joking. What has she or for that matter Puntland got to do with South Western Somalia, or she has not yet abondoned the old fashioned Majeerteen belief “Keyga Lihi Kaagana Waan Kula Leenahay”. Unbelievable !!!

Comments are closed.