Daawo Barnaamij Ay Aljazeera Kasoo Duubtey Qaxooti Badan oo Ku Cadiban Xusuuda Macedonia

0
82

qaxootiQaxooti badan oo kasoo cararey wadama uu dagaalka asiibey oo isugu jira Caruur, Haween, Odayaal iyo dhalinrado ayaa beryahan ku cadiban xuduuda macedonia iyo greega ay wadaagaan ayagoo doonaya iney halkaasi kaga sii gudbaan wadamada kale ee yurub, Bal nala daawada Aljazeera oo halkaasi kasoo tabisey waxa ay indhahooda ku arkeen.