Daawo Barnaamij Lagu Falanqeynayo Karti Xumada Iyo Waxqabad La,aanta Maamulka Shariif Xasan

0
26

Av geytanoBarnaamij aad u xiiso badan oo lagaga hadlayey karti darada iyo waxqabad la,aanta maamulka shariif oo ay soo abaabushey telfishinka Horn Cable ayaa lagu qabtey magalada London kaasoo ay ka qeyb galeen aqoonyahao kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ayagoo barnaamijkaasi kaga hadley dhibaatooyinka ka taagan gobolka iyo wax qabad la,aanta maamulka.

Barnaamijkii waakan ee nala daawada.