Daawo Sawir Laga Sameeyey Siyaasada Jahwareersan ee Shariif Xasan oo Hog U Wada Shacabka Koonfur Galbeed Iyo Deegaanadooda

0
29

shariif sakiinAmiin Camir oo maanta Shariif Xasan ka sameeyey sawir ka turjumaayada siyaasadiisa qariban ee uu lasoo shir tegey tan iyo kolkuu xooga ku qabsadey maamulka koonfur galbeed, sawirka ayaa waxaa uu sheegayaa in maalmihii lasoo dhaafey degmada baydhabo ay ka socdaan loolan dhinaca baarlamaanka sidii beelaha hawiye loogu soo dari lahaa xildhibaanada uu yelan doono baarlamaanka koonfur galbeed ee uu hogaamiyaha ka yahay shariif xasan.

Sida aad ka arkeysaan sawirkan ayaa waxaa jira in ay ku kala aragti duwan yihiin siinta 10 xubnood ee uu weydistey in la siiyo shariif xasan si uu kugu laaluusho beelaha xooga ku heysta gobolka shabeelaha hoose.

shariif xasan