Aqriso:-Go,aan Kasoo Baxay Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof Maxamed Osman Jawaari

0
57

Jawaari1Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa xaqiijiyay in Mooshin laga keenay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, 12-kii bishan oo ku beegneyd Arbacadii.

Gudoomiyaha wuxuu sheegay in Mooshinka ay u maarayn doonaan si waafaqsan Dastuurka iyo shuruucda kale ee dalka u degsan, sida uu yiri.

Jawaari