Daawo Barnaamij laga Diyaariyey Go,aankii ay Gaartey Xukuumada oo Ahaa In Doorasho La Qaban Karin

0
35

Kol dhow ayay aheyd kolkii labada gole ay isku raaceen in wadanka uusan ka dhici karin doorasho sanadka 2016 telefishinka qaranka ayaa waxaa uu ka diyaariyey barnaamij ku saabsan qaabka loo hiigsan doono 2016.