Xaalada Degmada Wanleyweyn oo Shaley Iyo Maanta Kacsan

1
37

Waxaa shaley kooxo burcad ah oo xiran dareyska dowlada kana soo jeeda beesha abgaal ay si bareer ah xabad ugu fureen suuqa degmada wanleweyn xabadahaas oo dhaliyey dhibaatooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Wararka inaga soo gaaraya degmada wanleweyn ayaa waxaa sy sheegayaa in shacabkii deegaanka Ay si aad ah uga caroodeen falkaas wuxishnimada oo ay geysteen burcada xiran dareyska dowlada isla marksma kasoo jeeda beesha abgaal.

Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in dhamaan ganacsigii magalada oo dhan la xirey oo wax ganacsi ah hada magalada ka socon isla markaana laga dalbadey beesha abgaal in ay kuaoo wareejiso gacanta odayaasha degmada dadkii geystey falka.

Cudurkan cusub oo at lasoo baxeen mooriyaanta kasoo jeeda beesha abgaal ayaan aheyn mid ku isin deegaanka bilihio lasoo dhafey ayaa sidoo kale waxaa ay dad ugu laayeen degmada afgooye ayadoo ilaa iyo hada aan wax talaabi ah laga qaban.

1 COMMENT

  1. Waa arin fool xun oo u baahan in wax laga qabto, bal fiiriyo kuwaan bu shariifku raba inuu xubno barlaman siiyo wale waa dhibaate ilaahow mooriyanta ka qabo shacabka soomaaliyeed gaar ahaan kuwa labiiska ciidanka wata iyo kuwa afka duuban,,,

Comments are closed.