Kooxo Hubeysan oo Habiinkii Xaley Ku Toogtey Degmada Afgooye Nabadoon Cali Abuukar Xaaji Xasan (Cali Gaab).

2
20

dilKooxo hubeysa ayaa habeenkii xaley ku toogtey degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose alaha u naxariistee Nabadoon Cali Abuukar Xaaji Xasan (Cali Gaab)..

Kooxda Dilka Geysatay oo la shegay in ay bistoolado ku dileen Cali Gaab ayaa la sheegey iney goobta isaga baxsadeen.

Nabadoonka la diley ayaa dadka qaarkii waxaa ay sheegayaan in uu ka mid ahaa odayashii u doodayey dilkii loo geysteay 19 bishii juun taliyaha ciidanka nabsugida ee degmada afgooye Liban Yuyu.

Si kastaba arintu ha ahaatee dilalka loo geysanayo dadka deegaanka degmada afgooye ayaa maalmaha aad usii kordhaya hada ay sii cagagaceynayaan in ka badan 4 ruun oo madkii ugu dambeeyey habeenkii xaley la diley.

2 COMMENTS

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Lankii wideysheey nagadii Kaagow(tuke) bakhti aamow ma huraaw!!!!!!!!

  2. ilaah ha u naxariiso Cali gaab kuwii dileyna waa laga jaazin doonaa inshaalah aduun iyo aaqiroba…shacabka goboka sh-hoose waa iney isku duubnaadaan kana hrtagaan dadka ku soo duuley..

Comments are closed.