Fiirso Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cashier Ka Ah Gadista Qaranka Somaliyeed

2
30

Amin_AmirSawirkii maanta iyo Amiin Camir iyo jawaari oo hurdo kaga baxay iibinta hantida qaranka somaliyeed

DUKAAN

2 COMMENTS

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Waxaan idin su’aalayaa dadweynow 1-Maloodhashaa WADANI mise waa laiska dhigi karaa wadani???? 2-hadii ay lunto WADANIYADU dalka iyo dadka maxay noqon karaan????

Comments are closed.