War Cusub Odayaasha iyo Waxgaradka Degmada Marka Oo Maamul Cusub Ku Dhawaaqey

4
24

markaaKol dhow ayey aheyn kolkuu shariif Xasan maamul u sameeyey degmada Marka kaasoo dadka deegaanka ay u arkeen mid xaqdaro ah isla markaana lagu naasnuujinaayey dad aan deegaanka u dhalan, Taasi ayaa keentey in ay kulan ay uga wadhadlayaan danahooda ay sameystaan dadka ku dhaqan degmada Marka kulankaas oo kazoo baxy in ay sameystaan maamul ayaga dhan ay raali isaga yihiin.

Arintan ayaa noqoneysa mid caqabad ku ah shariif xasan maadaama uu balamo hore lasoo galey kooxaha doonaya iney gobolka shabeelaha hoose xoog kukla wareegmarka1

marka2

4 COMMENTS

  1. asc baxda daafeet shariif sakiin wuu fash
    ilanyahay run iyo been meel islama galaan dhul dadoow ayuu rawaa inuu danihiisa gaarka ah umadkale kula saaxibo mise sumcat uu kuraadsado mana dheceyso markuu dhahaayay maamulka aan soo dhisi doono soomali dhan ayey iska arki doonaan wuxu raway dad aan dhulka leheen inuu umagacaawo taasna masoconeyso ee umada ka hor leexo aayahooda haka tashtaane

  2. ninkaan aad leedahiin sakiin dadkuu ka dhashay dhul malaha marka ma waxuu doonayaa dhul dad kale ay leeyahiin inuu ku raali gareeyo dad cadaw ah oo danahiisa gaar ah ka hello weey dhici weeyday odayaasha beesha marka waxa ay ku dhaqaaqeen waa fal qeesinima ah maantay hambalyaanu leenahay

Comments are closed.