Fiirso Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Dhaca Loo Geysanaayo Dadka Banadiriga

1
27

aminAmiin Camir ayaa waxaa uu Sawir ka sameeyey dulmiga ay xamar daye ku dooneyso gobolka banaadir iyo taakuleynta ay ka helayaan madaxda dalka iyo kan gobolka banaadir taasoo xaq daro ku ah dadka reer banaadiriga.

Waxaase la yaab leh oo dadka aysan weli waxba iska weydiin fowdadan dalka ka jirta ee 26 sano socota goormey sal yeelan doontaa oo cadaaladu so laaban doonta

xamar_x_daye

1 COMMENT

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Amiinow war waa dhamaadey”qaniinyo qaniinyaa kaa fojisa”ee reer banaadir xubka ha qaataan oo wax ha iska celiyaan(xamar,jowhar,marka)

Comments are closed.