Daawo: Wasiiro Iyo Xildhibaano Ka Dhex Muuqda Caleemasaarka Malaaqa Xamar iyo Xamar Daye

5
55

ing salaxWasiiro iyo xildhibaano kasoo jeeda koonfur galbeed ayaa maalintii shaley waxaa ay ka qeyb galeen xaflad lagu caleema saarayey malaaq cusub oo loo sameynayo wax loogu magac darey malaaqa Xamar iyo Xamar daye.

Arintan ayaa waxaa ay noqoneysaa arin ku sucub umada somaliyeed maadaama malaaq iyo suldaan markii hore uu ahaan jiriey horjooge qabiil halaka maanta loogu caleema saarayo qof malaaq u noqon doona xamar iyo xamar daye.

Caleemasaarkan ayaa waxaa ka dhex muuqdey wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska Ing Saalah Sheekh iyo gudomiyaha gobolka shabeelaha hoose Cabdulkhadir Siidi, Xildhibaan Dhuxulow gudoomiyaha gpbolka banaadir iyo qaar kaloo badan.

5 COMMENTS

  1. waxa loogu magac daray kulahaa halahaas ma qaraar bey idinka tahay duli waaxid
    adeer hadii aad jaahil ka tahay malaaqa xamar iyo xamar daye weligiis buu jiray wax hada la sameeyana ma ahan balse hadii aa taariikhda jaahil ka tahay dadkaa la weydiiyaa kula se yaabi maayo in aad u egtahay nin bulkiisa siduu uga yimi oo aan aduunyo la socon inaad tahay hadaaba tiri malaaq cusub malaaqyada mataan c/lle ee soo jirenka ahaa.

  2. Waxaan leeyahay gabadhaan mataan kaa sheegeeysid waligii mayeelan malaakh ab iyo isir toona umalahan ee ulajeedada kadan beeysana waanaqaanaa ee candhuuftiina gadaal udhunjiya iimaankana ilaaheey hadin galiyo

    • Afgooye jareer

      ma adigoo jareer ah baa iiga sheekeynaaya reerkeyga intaad afkaaga labo taako saarto
      edeb ka yeelo arimo aan ku quseyn oo aan wax lagaa weydiin e ku mashquul kaaga
      adiga wax laga weydiin mayo mataan c/lle malaaq ma lahaa mise malaheyn .

  3. Welcome malaaaq waa malaqa kow iyo tobonaad ee belaha xamar iyo xamar daye ee mataan cabdulle

Comments are closed.