Dhegayso Wararka Wadajirradio Atlanta

0
30

wadajiro

 

 

 

 

—Kusimaha Madaxweynaha Dalka oo maanta qaabilay danjiraha dowlada Turkiga u fadhiya Soomaaliya.
—Saraakiil Tababar loogu soo gaba gabeeyay deegaanka Jasiira ee duleedka Muqdisho.
—Xildhibaan ka tirsan Puntland oo Muqdisho lagu dilay oo maanta la aasay.
—Gudi Xaqiiqa raadin dhinaca Amniga ah oo booqday gobolka Shabeelaha hoose.
—Dagaal lagu dilay Shan kamid ah ciidamada Burundi oo ka dhacay degaanka deegaan hoostaga leego ee gobolka Sh/hoose.
—Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo maanta booqday Baydhabo
—Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay gobolka Bakool gaar ahaan Yeet
—Barakacayaasha Ceelwaaq oo ka cabanaya Noloxumo iyo Hoy la’aan xili roobabkii gu’ga ay bilowdeen
—Axmed Madoobe oo ku dhawaaqay xilliga uu dooran doono Guddoonka Baarlamanka maamulkiisa.
—Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jubboland oo sheegay in guux farabadan uu ka jiro gudaha Baarlamaanka Juba
—Dagaal ka dhacay Husingow gobolka Jubada hoose
—Askar Kenyan ah oo lagu dilay deegaanka taabto gobolka jubada hoose.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album