Cabdiraxmaan Shaam”Hadii beelaha dhulka loo kala goynaayo Anagana hanaloo soo gooyo inta aan Jubo ka degno”

3
101

shaamWaxaa wareysi dhinacyo badan taabanaaya aan la yeelanay Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed (CabdiraxmaanShaam).

Shaam oo ka waramayay qaabka indhasarcaadka ah ee kasocda gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa yiri “Hadii beelaha dhulka loo kala goynaayo Anagana hanaloo soo gooyo inta aan ka degno Jubo”

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

3 COMMENTS

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Abdirahmaan sheik mohamed,haley waqtigii wax laqeybinaayey waad hurdeysay adiga,hadda oo maalin cad la joogo,dhul lagu gooyo hadana lagugu ictiraafo,beel,ama bani aadamnimo waxay kaaga xiran tahay waran caaradiisa,ka soo dego banginaha ee soo gal garoonka,hadii lagu waayo forfeight ayaa lagaga qaatey dhulka,xaaskaaga iwm.

  2. dadki dhulkasi iska laha aya uu istagey in dhulkoda la dhicin adiga kuwi ka dhashtey aya dhulkada gatey kuwi Dowlada muqdisho ku matalayeey oo Muqdisho ku jogey ayaa Dollar ku sistey Cidna uma maqana ceelna uma qodna ayaa DM deganadisa iyo dadkisa ku dhacdey.
    Goboladaa Dhexe dadki uu dhashtey ayaa uu istagey waxna lagama qadi karo fron Xildhibaan tu Odey dhaqamed waa isku xeranyihiin Dhulkodana SHARE ma aha only inta degan ayaa iska leh. Xurdada ka kaca .

Comments are closed.