Dhegayso Wararka Wadajirradio Atlanta

0
24

wadajiro

 

 

 

 

—Xasan Shiikh oo ka qaybgalay xaflad lagu xusayay sanadguuradii 55 ee ciidanka xooga dalka.
—Dowlada Soomaaliya oo heshiis cusub la gashay maamulka Puntland.
—Shariif Xasan oo Canaantay ciidamada Qalabka side ee ku sugan gobolada uu maamulkiisu ka taliyo
—Labo Caruur oo Ardey Iskuul ah oo ku geeriyootey Tog Biyo mareen ah Tuulada Shimbiroole ee Baardheere
—Saraakiisha Ciidamada DF eeKu sugan Duleedka Kismaayo oo la kulmay Saraakiil Kenyan

 

Halkan Riix