Daawo:- Sawir uu Amiin Camir Ka sameeyey Kooxda Alshabab

0
45

Amin_AmirAmiin oo inta badan ka hadla dhibaatooyinka aan dhamaadka laheyd ee ka jira dalka ayaa waxaa uu sawirkan ku cabirayaa qaabka ay alshabab u marin habaabiso qaar ka tirsan dhalinyarada ayagoo isla markaasna aan u kala baxsaneyn halka ay dhibaatada ka geysanayaan sida hotelada,masaajidka,baararka.

amiin